Ururka Qareenada Somaliland Oo Maanta Magaalada Burco Ugu Qabtay Qareenada Ka Hawlgala Kulan Xogwaraysi Xirfadooda Kor Loogu Qaadayo.

Burco:- Ururka Qareenada Somaliland ee Solla ayaa maanta oo ay Taariikhdu tahay 27/10/2021, kulan xog ururin ah u qabtay qareenada ka hawlgala Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, Kulankan oo ujeedkiisu ahaa sidii qiimeyn loogu sameyn lahaa Xirfada iyo Aqoonta ...

Read More